Meteorite
Back to videos

CABDINUUR ALLAALE: MAXAY DANTU CIISHAY WIIL 2026 SOMALI BEAT PRODUCTION

[lyrics] Maxaa dayr cad geel halaaboo Dibjiray uu cunay dugaagoo Ninkii lahaa daydayaa Maxay dantu ciishay wiiloo Dulqaadiyo deeq lahaayoo Dadkuna doqon moodayaan Wakhtigu waa is daba socdaa Adigoo diiganaa abaar Wakhtigu waa is daba socdaa Adigoo diiganaa abaar Marbuu dirir kuu da'ayaayooy Daruuruhu kuu curtaanoo Xareed ku dabaalataa 2x Intay deeqda eebbe maqan tahay Intay intay deeqda eebbe maqan tahay Ha diidiin hana iga dagaalin Ha diidiin hana iga dagaalin Dubkaa igu yaallee ax Wadnahan damqashada Ka daa Wadnahan damqashada Ka daaa heesaha somalida oo update cusub ah lana jaanqaadaya jiilka maanta iyo technologyada castigated ah ee AI kala soco SOMALI BEAT PRODUCTION kuna soo biir wehellada rukuntay channelka. ⛈️ The video features a dark and stormy landscape, complete with a powerful thunderstorm and the striking flash of lightning. Watch as our animated logo, created with engaging motion graphics, makes its appearance, representing SOMALI BEAT PRODUCTION. 🎶

Suggested videos